Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Khasaaro geestay oo ka dhacay Baledweyne

Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Baledweyne, dagaalkan ayaana u dhaxwaxay ciidamo kawada tirsan Hirshabelle. Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa dhax maray Ciidamo katirsan kuwa ilaalada Madaxda Hir-Shabeelle ee ku sugan Xerada lamagalaay iyo Ciidamo ilaalo u ahaa qaar … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Khasaaro geestay oo ka dhacay Baledweyne